INTEGRATED PEST MANAGEMENT (IPM)

Integrated Pest Management ( IPM ) waa hab wax ku ool ah oo xasaasi ah dhanka deegaanka oo loo adeegsado in lagu xakameeyo Aafadka dhirta wuxuna ka koobanyahy iskudarka dhoow hanan oo kala duwan

habkani wuxu faaideeya in

#la ogaado macluumad (xog) kusaabsan Aafadka (pests)

#la ogaado meertada nololeed ee Aafadka (.life cycles of pests)

#samaynta iyo cilaaqadka uu Aadfaku laleeyahay DEGAANKA (their interaction with the environment)

#in lahelo hanan ka ugu haboon ee lagu xakamayn karo Aafaka (suitable pest control methods)

#in la adeegsado hanaanka ugu waxyeelada yar dhanka BINI ADAMKA (people), mamalikta (property,) iyo DEEGAANKA (environment.) the least possible hazard to people ,property, and environment

#in la isticmaalo hananka ugu khasaare yar dhanka DHAQAALAHA

#habkani wuxuu xooga saara sidii loo isticmaalilaha cayayaan dile (pesticides) ku haboon Aafadka ladabar gooynayo iyo in lo adeegsado cayayaan dilaha si xikmadaysan (the judicious use of pesticides)

#habkani wuxuu door bidaa in la adeegsado cayayaandile lagasoo miinguuriyay ILAHA DEBEECIGGA AH (natural sources) ee loo yaqaan (organic pesticides)

halki laga isticmaalilaha kuwa laga sameeyay wajiggadoon walxood ama kimikalka (synthetic chemicals)

SIDEE BUU USHAQEEYA HABKAN IPM-KA (How do IPM programs work?)

habkani maaha oo qudha mid ah hal cayayaan xakameeye ( single pest control method)

waxa lagu qeexa hanaan ka kooban dhoowr qaab oo lagu xakameeyo AAFADKA (Pests) taaso leh qiimaynta ( evaluations,) , iyo qaadashada go,aano (decisions,) lagu xakamaynayo aafaka (pest controls)

hadaba BEERALAYDDA oo kawar qaba halista cayayaanka ama aafadka ee dalagooda wa inay raacay afar (4) HANNAAN

IPM

1.ACTION Thresholds: Habkan koowad araggtidiisu waxay leedahay wa in kahor intaan wax ka hortaga ama xakamayn ah lagu qaadin cayayaanka ama aafadka wa in la qaata aragti ah in la qiimeeyo xaddiga dhibaato ee aafadkaasi leeyahay , aragtida la argo cayayaan maaha macneheedu in loo bahan yahay xakamayn cayayankaas , waa in la qiimeeya xadiga khasaare dhaqaale uu keenikaro cayayaankaasi

2MONITORING and IDENTIFYING PESTS, Habkani wuxu salka kuhayaa in la fahmo in joogida beertada u joogo cayayan (insects) harame (weeds) iyo noole kaleba (other living organisms) lama macne aha in loo bahanyahay xakameen iyo ka hortag,cayayaan badan ayaa ah kuwao faaido uleh beertada (beneficial insects) Habkani wuxu kuwareegayaa in lasaemeyo daraaso xeel dheer khusaysa hadba cayayaanka marka laga helo meeshaas (work to monitor for pests and identify them accurately,), iyo in kaliya oo la isticmaalo cayayaan dilaha waqtiga munaasabka ah (the possibility that pesticides will be used when they are really needed)

3.PREVENTATION Habkani waa in laga hortago sidii uu kudhalan laha wax walooba keenikara cayayaan iyo cuduro beertada iyado la adeegsanayo HAB DHAQAN (using cultural method), sida sida qoqobada dhexeeya dalagga kala duwan (such as rotating between different crops,) ,xulashada kala duwan cayayaan u adkaysta (selecting pest-resistant varieties,) iyo marka la isticmaalayo talaalka geedaha in la isticmaalo asal kamadax banaan cayayaan iyo cuduraba (planting pest-free rootstock.) habkani wuxu noqonkaraa mid laga dhaxlo kharash yaraan iyo inaanu noqon mid waxbadan ukeena dhibaato dadka iyo degaankaba

4.CONTROhabka ugu habboon labada waxtarka iyo halista iyado lagu dabargooynayo kiimikada heer sare sida (pheromones) iyado logagoleyahay in la carqaladeeyo weheshiga cayayaanka,sidokale in la adeegsado farsamada gacanta (mechanical control) sida jarida dhirta khasatan harmaha (weeding)

ugudanbayn IPM a series of pest management evaluations, decisions, and controls

IPM can be define is an effective and environmentally sensitive approach to pest management that relies on a combination of common-sense practices.

BY SAED HASSAN ABDIRAHMAN

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s