DHIBAATOOYINKA SABABAYA YARAANSHACA CUNNTADDA ADDUUNNKA

bbbb
Awoodda wax soo saarka cuntada calamka waxa jira caqabado dhowr ah oo lasoo gudboonaday, oo ay ku jiraan
# dadka dunida kunool oo filayo in ay koraan ama sii kordhan
waxa lafilayaa in ay ku dhawaadan 9 billion waqtiga 2050
# iyo xadiga dhulka ku wanaagsan beerashada oo la aaminsan yahay inu hoos udhac ku iimanayo xagga wax soo saarka
hadaba waxa jira waxyaabo la aaminsanyahay inay kor uqaadan wax soosaarka cunta calam ay kor uso qadikaran waxana kamid ah:
#in la adeegsado cayayaan dilaha ama (pesticides ka) si loo so saaro dalag badan
#in la adeegsado harame dile ama (herbicides ka )
# in laga hortago xaalufka ku iimanaya degaanka wax laga beerayo iyado laga digtoonanayo xaalufida ciida (soil erosion)
# in la horumariyo alaadka ama qalabka loo adeegsanayo wax soo saarka
Haddaba kudhowaada 20 ilaa 40 boqolkiiba cuntada aduunku quuto wa mid isasiidhimaysa sababo ay kamidyihiin dhibatada haramaha iyo cudurada dalaga awgood sida ay qabto hadayada cuntada adunku ee loyaqaan magaceeda (food and agriculture Organization of the United Nations or FAO)
dhibatada afaadka iyo cudurada kudhacaya dalaga wa kuwa sii labalaamaya marba marka kasiidanbaysa

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s